XOOJIN TIMAHA – daawaynta timaha kakooban ee fiitamiinada lagu daray algae cagaarka buluuga ah si ay u xoojiso timaha ugana ilaaliso khafiifinta, daadinta, iyo jabinta
QOYAAN– wuxu leeyahay dux ama qoyaan leh subaga cambaha iyo cacoa ga oo laysku daray.
SIDEE LOO ISTICMAALAYA– marso qadar ku filan si aad u mariso timahaga oo engegan ama qoyan. Ku daa 10 daqiiqo ka dibna biyo raaci intaad shanlayso. hadii aad rabto qoyaan dheerad ah ku dabool bac balaastiig ah oo steam ka hay ugu yaraan 20 daqiiqo. ka dib biyo qabow iskaga maydh.
Reviews
There are no reviews yet.