Sea Pearl Soft & Gentle 100% Pure Cotton Pads

Suufkan ama Cudbigani waa mid 100% dabiici ah oo si gaar ah loo soo saaray. Waxa loo isticmaala in wajiga lagu nadiifiya marka aad makeup ka isa dhaqysid, marka aad marsaneysid toner ka, sido kale markad marsaneyso saliida iyo cream yada wajiga. Cudbigan ama suufkan waxaa laga sameeyay suuf, fiber dabiici ah oo jilicsan oo maqaarka u leh faa’iido badan. Suufka ah ayaa sidoo kale loo isticmaali karaa ujeeddooyin kale, sida nadiifinta nabarrada, boomaatada ama kiriimyada, iyo markaad iska masaxayso xamuurada cidiyaha. Cudbigu waxa uu leeyahay sifooyin dabiici ah oo bakteeriya iyo bararka ka hortaga, kaas oo kaa caawin ka hortagga caabuqa maqaarka.

 

 

$4.00

4 in stock

Sea Pearl Soft & Gentle 100% Pure Cotton Pads

SKU sea-pearl-soft-gentle-100-pure-cotton-pads Category

Description

This Sea Pearl presents 100% prime cotton wool pads specially produced for removing make-up, oils and body / face lotions & creams. It can also be used with astringents & nail polish remover.These products are made from cotton, a natural fiber that is gentle on the skin and has many beneficial properties. Cotton pads can also be used for other purposes, such as cleaning wounds, applying ointments or creams, and removing nail polish. Cotton has natural antibacterial and anti-inflammatory properties, which can help to prevent infection and soothe the skin.

 

 

 

Additional information

For

face

Type

all skin types

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Sea Pearl Soft & Gentle 100% Pure Cotton Pads”

Your email address will not be published. Required fields are marked *